Shiinaha oo Afrika caawinaya

Lahaanshaha sawirka XINHUA

Madaxweynaha Shiinaha XI Jinping ayaa ku dhawaaqay lacag gaadhaysa lixdan bilyan oo doolar oo lagu caawinayo horumarka Afrika, isaga oo ka hadlayey kulan ay isagu yimadeen madaxda Afrika ee magaalada Johansburg.

Mr Xi ayaa sheegay in lacagta lagu kharash gareeyn doono mashariic waaweyn oo horumarina sida beeraha , dhismaha iyo caafimaadka.

Shiinaha yaa waxay ka dhaafayaan dalal afrikaan ah deynta lagu leeyahay waxaa kaloo ay bixinayaan dayn aan dulsaar lahayn, sanadahii ugu danbeyey Shiinahau waxay xidhiidh dhaw la yeesheen Afrika, Balanqaadkan lacagata badan ee Afrika la siinayo ayaa imanaysa waqti dhaqaalaha Shiinahu hoos u dhacay.