Ruwanda oo afti qabanaysa

Lahaanshaha sawirka AP

madaxweyne Paul Kagame uu mar sadexaad tartami karo marka la gaadho 2017.

Dalka Ruwaanda ayaa qabanaya afti guud todobaadka soo socda ee 18 Dec , waxaana dadka la weydiinayaa in isbedel lagu sameeyo dastuurka dalkaasi qodob kamida oo ogolaan doona in Baarlamaanka ayaa iyagu isku raacay in distoorka wax laga badalo kadib markii saddex milyan oo qof ay codsi usoo gudbiyeen baarlamaanka.