Dugsiyada Los Angles oo la xidhay

Lahaanshaha sawirka Getty

Dugsiyada magaalada Los Angles ee dalkan Maraykanka ayaa gabi ahaanba alabaabada laysagu laabay maanta iyadoo ay jirto cabsi xaga amaanka ah.Warsaxafadeed ay soo sareen gudida waxbarashada ee degmeda Los Angles ayaa lagu sheegay in amarka xidhitaanka dugsiyadu uu saameyn doono in ka badan kun iskuul.

Bilayska ayaa sheegay inay heleen digniin xaga elektrooniga loo soo mariyey.