Qarax Muqdisho ka dhacay

Lahaanshaha sawirka Reuters

Warar ka imanaya magaaladda Muqdisho ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay magaaladda.

Qaraxan ayaa sawaxankiisa la sheegay inuu weynaa. lamana hubo ilaa iyo hada wax qasaaraha ah oo ka dhashay qaraxan

Wadada weyn ee Maka AlMukarama ayaa ah mid inta badan mashquul ah

Waxaana wadadan isticmaala gawaarida iyo dadka lugaynayaba

Alshabaab ayaa marar badan weeraro qaraxyo ah ka gaysta caasimada Muqdisho

Warar qaraxan wixii ka soo kordha waan idinla socodsiin doonaa