Halxiraalaha dhacdooyinka Afrika

Imisaa si saxan u qiyaastay?

Janaayo: Madaxweynaha Zambia oo la dhaariyay.

Feberayo: Ivory Coast oo qaaday koobka Afrika

Marso: Buhari oo ku guulaystay doorashada Nigeria

Abriil: Siday wax u dhaceen weerarka Jaamacadda Garissa: 147 ayaa dhimatay

May: Afgambi la sheegay in uu ka dhacay Burundi

Juun: Ilaa 100 qof oo ku dhintay dab ka kacay Accra

Julay: Obama: 'Afrika horay ayay u socotaa'

Agoosto: Boqollaal tahriibayaal ah oo dhimatay

Sebtember: Xaaladda Burkina Faso oo rajo laga muujiyay

Oktoobar: Doorashooyinka saddex dal oo Afrikaan ah

Novembar: Pope Francis oo magaalada Nairobi gaaray

Desember: Go'aanka maxkamadda Oscar Pistorious