Shiinaha oo god macdaneed shil ka dhacay

Lahaanshaha sawirka AP

Milkiilaha meel macdanta laga qodo oo ku taal Shiinaha, ayaa si toos ah isu dilay kaddib markii dhagax ku soo dhacay goobtiisa macdan qodista ay ku xanibmeen 17 macdan qodayaal ah. Sida laga soo xigtay warbaahinta Shiinaha, ninkan ayaa godka isku tuuray iyadoo howsha badbaadada shaqaalihiisa ay socotay.