Iran oo qabatay doomo Maraykanku leeyahay

Lahaanshaha sawirka z

War hada soo dhacay ayaa sheegay in dowlada Iran ay qabatay doomo ciidanka Maraykanka ay leeyihiin iyo dadkii saarnaaba

Wasaarada Gaashaandhiga ee dowlada Maraykanka ayaa xaqiijisay in warkan uu jiro.

Waxayna Pentagon-ka sheegeen inay hubaan in dowlada Iran ay soo celin doonto doomahan

Doomahan ayaa ku socday dalka baxrayn waxayna ka yimaadeen dalka Kuwayd

Wararkan wixii ka soo kordha waan soo daabici doonaa