Obama oo jeediyay hadalkiisii u dambeeyey

Lahaanshaha sawirka

Madaxweynaha dalka Maraykanka ayaa jeediyey qudbad aad u dheer oo noqonaysa tiisii ugu dambaysay.

Obama ayaa la hadlay qaranka Maraykanka, waxuuna taabtay arimo faro badan oo Maraykanka quseeya

Obama arimaha uu ka hadlay waxaa ka mid ah. mishkiladaha ka taagan dalalka Suuriya iyo Ciraaq

Xeerka caafimaadka Maraykanka ayaa sidoo kale uu Obama aad ugu dheeraaday

Mar uu ka hadlayay hadalkii uu jeediyey musharaxa xsbiga Jamhuuriga Donald Trump ayuu sheegay inay ahayd meel ka dhac

Arimaha uu soo dhoweeyey Barack Obama waxaa ka mid ahaa heshiiskii Nucelarka ee dalka Iiraan lala galay