Macaluul iyo gaajo ka taagan magaaladda Madaya

Magaaladda Madaya ee dalka Suuriya ayaa wararka ka imanaya waxay sheegayaan in ka taagan tahay gaajo baahsan.

Dadka ku nool magalaaddaasi go'doonsan ayaa mudaba waxay cunayeen qashinka iyo bisadaha ama mukulaasha

Gaajada magaaladaasi ka taagan ayaa dadka ku kaliftay inay qashinka ama cawska cunaan

Balse safiirka Suuriya ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay arimahani oo dhan ay sabab u yihiin mucaaradka

Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa inay hada magalaadaasi ka soo saarayso kumanaan qof oo ku go'doonsan