Kismayo
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Maxaa laga filan karaa shirka Kismaayo

Shirka Kismaayo maanta ka billaabanaya oo qayb ka ahaa shirarkii Muqdisho horay uga dhacay ayaa doodaha hareeyey waxaa ugu weyn nooca doorasho ee Soomaliya ay yeelan doonto sanadkan.

Arrinta la isku mari la'yahay waxay tahay Soomaliya ma waxaa xildhibaannada lagu soo xulayaa qaabkii hore ee 4.5 mise mid deegaan.

Madaxda Soomaalida way ku kala aragti duwan yihiin qodobkan.

Haddaba muxuu xaalka shirkan ku dambayn karaa?

Afyare Cilmi waa macalin wax ka dhiga jaamacada Qadar kana faallooda arimaha Soomaliya.