South Sudan oo dowlad wadaag ah yeelanaysa

Dalka South Sudan waxaa maanta la filayaa in looga dhawaaqo dowlad wadaag ah oo mucaaradka iyo xukuumadii hore

Arinkani ayaa ka dambaysay ka dib heshiiskii bishii Agoosto lagu gaaray magaaladda Addis-Ababa

Riak Machar iyo madaxweyne Salva Kiir ayaa qaybsanay xubnaha golaha wasiiradda

South Sudan mudo dhowr sano ah waxaa ka socda dagaalo qabiili ah oo ay dad badan ku dhinteen

Qaybsiga dowladan wadaaga ah ayaa la filayaa inay soo afjarto colaadii taagnayd

South Sudan waxay ka go'day dalweynaha Sudan oo mudo dheer ay dagaalamayeen