Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciidamada Kenya oo fulinaya hawlgalo

Hawlgalo militriga Kenya ay ka wadaan meelo ka mid ah gobolka Gedo ee Soomaaliya, ayaa lagu baadi goobayaa askar kaga maqan weerarkii jimcihii Alshabaab ay ku qaadeen xeradii ciidamada Kenya ee Ceel-Cadde.

Osman Abdi Hassan ayaa telefoonka Muqdisho ku wareystay wariyaha BBC Ibraahim M Adan oo marka hore waydiiyay wararkii ugu danbeeyay.