Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Cabdi H Goobdoon oo geeriyooday

Waxaa saaka maagalada Muqdisho Allaha u naxariistee ku geeriyooday Cabdi Xaaji Goobdoon, oo ahaa soo jireen saxaafadeed oo si weyn caan uga ahaa Soomaaliya.

Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa la sheegay inuu u dhintay xanuun dhinaca wadnaha ah. Marxuunka ayaa xilal farao badan oo kal duwan kasoo qabtay Dawladhii kala duwanaa ee Soomaliya isagoo qaybaha kala duwan ee saxaafadana kasoo shaqeeyey