Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Banaanbax ka dhacay Muqdisho

Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay bannaanbax ay ka qayb galeen degmooyinka ay ka kooban tahay magaalada caasimadda ah, kaas oo lagu cambaareeyay weerarkii Al-Shabaab dhowaan ku qaadeen maqaayadaha xeebta Liido.

Abdifitaax Cumar Xalane waa afhayeenka maamulka gobolka Banaadir ayaa BBC uga waramay ujeedada banaanbaxa.