Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Golaha wasiirada oo ansixiyay habka doorashada

Golaha wasiirrada ee dowaldda federalka Soomaaliya, waxay ansixiyeen go'aannadii ka soo baxay shirkii wada tashiga ee ahaa ee habka ay u dhico doonto doorashada dowladda Soomaaliya.

Wasiirka warfaafinta ee Soomaaliya Maxamed Cabi Xayir ayaa ka waramaya go'aanka sida loo gaaray.