Nigeria oo dad badan lagu dilay

Wararka ka imanaya waqooyi bari ee Nigria ayaa sheegaya in tuulada Delori ee u dhaw Maduguri ay kooxda Boko Xaraam ku dileen dad rayida oo badan oo gaadhaya 40 qof iyagoo dab qabadsiiyey carshaantii tuuladaas ku yaalay .

Kooxda Booko Xaraam iuyo ciidamada Nigeria ayaa ku haradmaya gobolkaasi iyadoo dagaaladu ku fideen dhanka waqooyiga Kamaroon.