Diyaarad kadis ugu dagtay Muqdisho

Lahaanshaha sawirka

Diyaarad ay leedahaya Daallo Airline oo ka duushay Muqdisho kuna socotay Djibouti, ayaa dib ugu sooo laabatay garoonka Adan cadde daqiiqado kadib markii ay ka duushay garoonka.

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Cali axmed Jaamac Jangali, ayaa BBC u sheegay in ay cilad farsamo ay diyaaradda ku timid oo baaritaan uu ku socdo.

Laba qof ayaa ku dhaawacantay diyaarada.