Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Rakaab diyaarad ka badbaaday

Cali Cabdi Wardheere waxaa uu ka mid ahaa rakaabkii la socday dayuuraddii maanta sida kediska ah dib ugu soo noqotay.

Cabdiraxmaan koronto ayaa weydiiyay sidii wax u dhaceen.