Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Wasiir Xaawo oo ka hadashay caafimaadka Soomaaliya

Waxaa haatan magaaladatan Nairobi ka soconaya shir dib loogu eegayo xaaladda caafimaadka ee Soomaaliya.

Shirkan oo ay soo qaban qaabisay Hay'adda Caafimadka Addunka ee WHO ayaa waxaa lagu eegayaa waxa qabsoomay bartilmaameed la dhigay afar sano ka hor.

Waaxda Caafimaadka ee Soomaaliya ayaa waxa ay weli wajahaysaa dhaqaalo yari baahsan, xirfadlayaal iyo qalab iyo goobo dadka lagu dabiibo.

Hadaba, BBC waraysatay Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed.