Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Go'aanada shirka Soomaalida

Sanadkan 2016 ayaa la filayaa Soomaaliya inay doorashooyin ka dhacaan, waxaa laga doonayaa Soomaaliya doorashada ka hor in la diyaariyo sida ay u dhici doonto doorashada.

Waxaa kaloo shirka ka soo baxay in wax laga qabto dastuurka, in dib loo soo celiyo adeegyada bulshada meelaha ay dowladda ay ka taliso.