Doorashada Maraykanka

Labada musharaxa ee xisbiga dimoqraadiga ugu cadcad doorashada Maraykanka ayaa xalay ay dooda dhexmartay

Hilar Clinton iyo ninka la tarmaya ayaa telefishenka si weyn uga dooday

Su'aalaha la weydiinayay musharaxiintan ayaa ahaa kuwo ku qotoma barnaamijyada siyaasadooda

Hilary Clinto ayaa hada marka la eego isreebreebka socda waxay cod ahaan ka horaysa raga kale

Maraykanka waxaa ka socota isreerbreebka musharaxiinta madaxweynenimada

Bisha November ayay dhacaysaa doorashada guud, xiligana waxaa isreebreebaya xisbiyada