War degdeg ah: Qarax Muqdisho ka dhacay

Lahaanshaha sawirka BBC World Service

Qaraxan ayaa ka dhacay degmadda Cabdulcasiis mana jiro warar dheeraad ah oo qaraxan ku saabsan

Sidoo kale lama hubo wax ku dhintay iyo wax ku dhaawacmay qaraxani

Magaalada Muqdisho ururka Alshabaab ayaa weeraro iyo qaraxyo ka gaysta

Sidoo kale shabaab waxay mudadan dambe kordhiyeen weerarada xerooyinka ciidamada