Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Puntland oo ka hadashay weerarka Alshabaab

Weerarkii alshabaab ay ku qabsadeen degmada Garacad ayaa waxaa uu keenay in mamaulka Puntland uu eedayn xoog leh u jeediyo Dowlada federaalka.

Wasiirka amniga ee Puntland Cabdi Xirsi Cali Qarjab, oo BBc-da ay waraysatay ayaa sheegay in Alshabaab aysan haysanin degmada garacad, balse waxaa BBC-da loo xaqiijiyay in Shabaab tiro badan ay degmada maanta ka soo dageen

Wasiirka waxaa waraystay cabdirisaaq Xaaji Catoosh oo ugu horayn weydiiyey sida ay wax u dhaceen