Biljimka oo qabtay rag laga shakisan yahay

Lahaanshaha sawirka Belgian Federal Police

Booliska dalka Biljimka ayaa sheegay inay qabtaan dhowr qof oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen weerarkii ka dhacay garoonka diyaaradaha ee Brussels

Booliska ayaa weeraray goob uu ku sugnaa mid ka mid ah ragan laga shakisanaa

Weerar ayaa dhaliyay in rasaas la rido qaraxyana ay dhacaan, ka dibna la qabto ninkan

Qofkan hada la qabtay ayaa weerarkaasi ku dhaawacmay oo lugta ay xabad ay uga dhacday

Weerarkii lagu qaaday magaaladda Brussels ayaa ila ahada waxaa loo qabtay dhowr qof oo la sheegay inay ka dambeeyeen

Brussels waxaa la weeraray isbuucan dhimasho iyo dhaawac badan waa la gaystay

Booliska dalka Biljimka ayaa heegan sare la galiyay, waxay weli ku daba joogaan dad kale