Shirka caalamiga islaamka ee Nairobi

Kulanweyne sanadle ah ayaa culimada islaamka uga socda magaaladan Nairobi

Shirka waxaa looga hadlaya arimaha xagjirnimada dhalinyarada

Culimo ka kala socota dunida dacaladeeda ayaa shirka ku falanqaynaya nidaamka saxda ah ee islaamka

Sheekh Saciid Raage oo ka mid culimada waawayn ee Soomalida ayaa ka hadlay shirka

Sheekh Saciid waxuu sheegay in dhalinyaradu ay qaldayaan baraha bulshada ay ku wada xiriiraan

Sidoo kale shirkan waxaa jooga culimo ka socota dalka Sacuudiga iyo Canada