Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Gaari qarax oo lagu qabtay Muqdisho

Ciidamada Ammaanka ayaa ku guuleystay in ay kala furfuraan gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo la doonayay in lagu fuliyo weerar is qarxin ah gudaha caasimadda Muqdisho.

Dadka gaariga dadkii watay aan wali gacanta lagu soo dhigin.

Sidoo kale waxa ay ciidamada ammaanku qarax ka fureen gaari nin rayida uu watay oo loo malaynayo in isaga la doonayay in lagu kharaajiyo.

Haddaba hawlgaladaasi waxa warkan nooga soo diray weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan