Meleteriga Sudan iyo jabhada SPLM oo dagaalamay

Lahaanshaha sawirka

Ciidanka dowladda Sudan ayaa waxay isku dhaceen jabhada SPLM ee Kordufan.

Dagaalkan ayaa warar isqilaafsan ay ka soo baxayaan lamana hubo warar xaqiiqo ah

Dagaalka waxa uu ka dhacay deegaanka Karkarya.

Afhayeen u hadlay jabhada SPLM ayaa sheegay inay deegaanadaasi xukumaan.

Xaalada Sudan ayaa mudaba daganayd dagaalkana waa mid cusub

Jabhadan ayaa taageero ka heli jiraty South Sudan intii mudo ahaydba

Kordufan waa gobol mudaba xaalkiisu uu ahaa mid dagan.