Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi abaarta Soomaaliya

Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka federalka ee Soomaaliya Mohamed Ismail Shuuriye ayaa ka hadlay abaarta Soomaaliya, inay ka duwan tahay abaarihii hore. Wuxuu sheegay inay saamaysay dhamaan gobolada Soomaalia.

Haddaba xildhibaan Shuuriye oo maanta marti noogu ahaa xarunta BBC London ayaa waxaa wareystay Abdinur Sheikh Mohamed oo marka hore waydiiyey dadka la afduubay iyo halkii lagu afduubay