Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Waraysi wakiilka IGAD ee Soomaaliya

Dhawaan dowladda federaalka ee Soomaaliya iyo maamul goboleedka Puntland ayaa is afgarad ka gaaray habka waxqeybsiga doorashada soo socota ee dalka ee la filayo inay dhacdo august 2016. ayaa waxaa heshiiskaas goob joog ka ahaa urur goboleedka IGAD.

Heshiiskaas oo ay goob joog ka ahaayeen beesha caalamka, ayaa Puntland waxa ay ku ogolaatay nidaamka waxqeybsiga ee 4.5.

Safiirka IGAD u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Cabdi Afey, oo wax ka saxiixay heshiiska ayaa nagu soo booqday stud-yahayaga magaaladatan Nairobi, waxa uuna u warramay Cabdirisaaq Xaaji Catoosh.