Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xasan Xanafi oo la toogtay

Maxkamadda ciidamada ee Soomaaliya ayaa saaka dil ku fulisay Xasan Xanafi Xaaji, oo loo haystay in uu ku lug lahaa dilal mudo hore loo gaystay suxufiyiin ka shaqayn jirtay magaalada Muqdisho intii uu ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab.

Haddaba wararka dilkaasi ku saabsan waxa Muqdisho ka soo diray Weriyaha BBC Ibraahim Maxamad Aadan.