Bas lagu qarxiyay Jerusalem

Lahaanshaha sawirka

Qarax ka dhacay bas magaalada Jerusalem ee Israel ayaa ugu yaraan toban qof ay ku dhaawacmeen.

Boliiska ayaa sheegay inay aaminsan yihiin inay tahay weerar mintidiin. Telefishinka ayaa laga soo daayay baska gubtay oo qiiqaya koonfur galbeed magaalada.