Kooxda Leicester iyo rajadeeda koobka

Lahaanshaha sawirka AP

Kooxda Leicester ayaa maanta waxay leedahay ciyaar muhiim ah oo ay rajo weyn ka qabto.

Hadii ay ka badiso Kooxda Manchester United Leicester waxay qaadaysaa koobka.

Kooxda Leicester waxay u baahan tahay sadax dhibcood oo kaliya si koobka u qaado.

Kooxdan ayaan ka mid ahayd kooxaha yaryar ee ka dhisan England.

Waxayna sanadkan tartanka muujisay inay ka awood badan tahay kooxo waawayn.

tartanka waxaa ka hartay sadax ciyaar oo kaliya oo waa gabogabo.

tawabaraha kooxdan ayaa rajo weyn ka muujiyay kulanka ay maanta la leeyihiin Man United