Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Qaraxii muqdisho oo dhimasho dhaliyay

Qarax magaaladda Muqdisho ka dhacay maanta ayaa waxaa ku dhintay ilaa afar qof. qaraxa waxaa lala eegtay xarunta ciidanka wadooyinka. Taliyaha booliska qaybta Muqdisho ayaa BBC-da uga waramay qaraxani iyo waliba amaanka guud ee magaaladda.