Kulanka wadamada G7

Lahaanshaha sawirka

Wadamadda ku hormaray warshadaha ayaa sheegay in kobcinta dhaqaalaha aduunka ay tahay arin muhiim ah.

Kulan ay madaxda wadamadan ku leeyihiin dalka japan ayay hadalkan ka sheegeen.

Madaxda G-7 aya abalanqaaday inay suuqyada aduunka ay sii furnaan doonaan.

Balse waxaa jira kala qaybsanaan muuqata oo madaxda wadamadan G-7 u dhaxeeya.

Sidoo kale wadahadaladan ayaa lagu soo qaaday qulqulka muhaajiriinta.

Wadamada G-7 oo ah kuwa ku hormaray warshadaha ayaa sanad walba dal gooni ah ku kulma