Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Madaxweynaha oo socdaalka Dhadhaab nooga waramay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku tagay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab ayaa sheegay in aan si qasab ah loo celin doonin qaxootiga.

Weriyaha BBC Bashkas Jug soo dhacay ayuu u waramay.