Obama oo booqanaya magaaladda Orlando

Lahaanshaha sawirka Reuters

Madaxwyne Barack Obama ayaa booqanaya magaaladda Orlando.

Madaxweynaha waxuu halkaasi u tagay inuu u tacsiyadeeyo ehelka dadkii la laayay.

Waxuu u tagay dadkii dadka laga laayay isagoo la baroordiiqay.

Barack Obama waxaa safarkiisani ku weheliye ku xigeenkiisa Joe Biden.

Afar maalmood ka hor ayuu dhacay weerarkaasi dadka badan lagu laayay.

Hay'ada dambi baarista Maraykanka ee FBI ayaa toogashadani baaritaan ku wada.

Ninkan dadkan laayay xaaskiisa ayaa hada la baaraya bal wixii ay ka ogayd falkan.

Weerarkaasi waxa uu Maraykanka ka abuuray muran cusub oo hor leh.