Weerar ka dhacay Jarmalka

Lahaanshaha sawirka Getty
Image caption Boliiska Jarmalka oo u gurmanaya weerarka.

Wararka ka imanaya Jarmalka ayaa sheegaya in nin hubaysan uu dad ku afduubay Shineemo oo ku taala koonfur galbeed Jarmalka.

Boliiska ayaa sheegay ninka inuu dad ku afduubay shineemada Kinopolis, ee ku taala magaalada Viernheim.

Boliiska ayaa toogtay ninka kadibna dadka sii daayay.