Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Joojinta qaadka UK wax ma tartay

Waxaa dhawaan ay laba sanno kasoo wareegtay markii qaadka laga joojiyey Britian, booliska ayaa warbixin kasoo saaray bal sida ay xaalada qoyska, shaqada iyo nolosha guud ay tahay intii qaadka la joojiyey.

Abuukar Cawaale oo ka ololeeya joojinta qaadka ayaa Cabdiraxamaan Bidhaan uga waramay bal waxa qaadka joojintiisa laga fa’iiday.