Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Goobjooge qaraxa garoonka Istanbul

Samiira Mohamed Sheikh Abdi, waa gabar Soomaaliyeed oo degan Sweden safar ayay ku aheyd garoonka Stanbul marka uu qarax dhacayay.

Osman Abdi Hassan ayey uga warrantay sida ay wax u dhaceen. Waxay u socotay Muqdisho markuu qaraxa dhacay.