18 ku dhimatay qarax bas

Lahaanshaha sawirka
Image caption Burburka baska lagu qarxiyay Lafoole agtiisa.

Wararka ka imanaya Soomaaliya, ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 qof ay ku dhinteen bambaano jidka la dhigay oo u dhow Muqdisho.

Bombka ayaa ku qarxay bas yar meel u dhof Lafole. Dadka dhintay dhamaan ayaa la aaminsan yahay inay yihiin shacab.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay inuu u dhawaa baabuur siday milatari oo aan qasaaro gaarin.

Qofna ma sheegan weerarka ,laakiin kooxda Alshabaab ayaa weerar ku qaada shacabka iyo dowladda.