Xirfadyahan dibi la dagaali jiray oo dhintay

Lahaanshaha sawirka AP
Image caption Spain aya caan ku ah dagaalka dibiyada iyo dadka oo sida ciyaaraha looga tixgeliyo

Xirfadyahankii Spanishka ee ku can baxay la dagalnka dibiyada ayaa waxa dilay dibi uu la dgalayay xilli si toos ah looga bahinayay Tv-ga.

Waa markii ugu horeysay muddo 20sano ah oo uu qof dilo dibi uu la dagalayay.

Victor Barrior ayaa dibigii uu la dagalayay ka hartiyay xabadka dhawacasina uu u geeriyooday.

Ninkan ayaa muddo la dagaallami jiray dibiyada wuuna ka guuleysan jiray.