Alshabaab oo weerartay saldhig

Lahaanshaha sawirka
Image caption Ciidamada Soomaaliya

Kooxda Alshabaab ee Soomaaliya ayaa weerartay saldhig milatari ee galbeedka Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in ay mintidiinta ay ku qarxiyeen saldhiga Laanta Buur gaari.

Ugu yaraan toban askari ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen.

Alshabaab ayaa saldhiga weerartay bishii Maarso, iyadoo ka qaadatay hub iyo rasaas.