Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Taariikhda Borama

Borama waxay ka mid tahay magaalooyinka dhulka Soomaalida ugu magac dheer, waxaana ka mid ahaa dadkii ka qayb qaatay horumarinta magaaladaasi Sheekhal-beledkii ugu horeeyay Borama Sheekh Cali Jowhar.

Weriyaha BBC Axmed Saciid Cige, ayaa taariikhda magaalada Borama xilligii la Aasaasay iyo weliba taariikhda Sheekha-magaalada wuxuu ka wareystay Sheekh Cabdillaahi Sheekh Cali Jowhar oo ah Sheekhal-beledka hadda ee magaalada Borama.