Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Xaalada biyaha Hargeysa

Waxaa ka socda dalka Ghana shir, shirkaasi wuxuu ku saabsanyahay horumarinta biyaha.

Waxaa jooga oo ka qayb gelaya wafdi wakaalada biyaha ee Hargeysa ka socda oo uu hogaaminayo mareeyaha Ibraahim Siyaad Yoonis.

CabdiraxamaanBidhaan ayaa ka wareeystay xaalada biyaha ee Hargeysa oo ay ka jirto biyo yaraan, waxaanu marka hore weydiyey ujeedadad shirka Ghana.