Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Masar oo siisay gargaar milatari Soomaaliya

Safiirka dawladda Masar u fadhiya dalka Soomaaliya ayaa hub iyo agab ciidan ku wareejiyay dawladda Soomaaliya.

Hubkan oo ay dawladda Masar ugu talo gashay in lagu taageero ciidanka dawladda Soomaaliya, ayay sheegtay inaanu noqon doonin kii ugu danbeeyay balse ay jiri doonaan kaalmooyin kale oo dhinaca ciidanka ah.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan ayaa ka soo waramay wareejinta hubkaas.

Mowduucyada la xiriira