Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

London: Hooyo Soomaali oo ilmaha laga qaatay

Hooyo Soomaali ah oo golaha degaanka ee xaafadda Wandswoth ee London ay caruurtii ka wateen markii ay ku eedeeyeen in ay dayacday,ayaa banaan bax hooyada lagu taageerayey wuxuu shalay ka dhacay bartamaha London.

Waxaa qaban qaabiyey jaalliyadaha Soomaalida oo ku dooday in hooyada laga gardaran yahay.

Sahal Yusuf Ali oo ka mid ah dadka u ololeeya arrimaha Soomaalida oo ku jiray dadkii banaan bixii abaabulay, ayaa u waramay wariyaha BBC Osman Abdi Hassan oo uu marka hore uga waramay hooyada caruurteeda ay dawlada degmadu qaadatay iyo sababta loo cuskaday.

Mowduucyada la xiriira