Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Kulan looga hadlay joojinta gudniinka

Lahaanshaha sawirka

Magaalada Muqdisho waxaa lagu qabtay aqoon isweydaarsi ku saabsan sidii loo joojin lahaa gudniinka fircooniga oo dhibaato ba'an ku haya haween badan oo Soomaali ah.

Aqoon isweydaarsigaasi waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan golaha wasiirada ee heer federaal iyo heer maamul goboleed iyo xubno ka socday ururrada bulshada.

Shirkaasi waxaa soo agaasintay gabar u ololeysa joojinta gudniinka fircooniga ee Soomaaliya, gabadhaasi waxaa la yiraahdaa Ifraax Macalim Axmed.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan ayay uga warantay ujeedada kulanka ay Muqdisho ku qabteen.

Mowduucyada la xiriira