Go'aamo laga soo saaray doorashada Soomaaliya

Go'aamo laga soo saaray doorashada Soomaaliya

Shirka madaxda Soomaaliya ee ku saabsan doorashooyinka ayaa go'aamo ka soo baxay waxaa ka mid ah, in hayadaha dowladda ay sii hayaan xilka ilaa ay ka soo baxdo natiijada doorashada bilaha soo socda.