Isu dheelitirka ganacsiga iyo hawsha guriga ee dumarka
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Isu dheelitirka ganacsiga iyo hawsha guriga ee dumarka

Maanta waa maalinta caalamiga ah ee dhallinyarada, waxaana sanad kan diiridda la sarayaa sidii loo kobcin lahaa ka qayb galka dhallinyarada ee wax soo saarka bulshada.

Guud ahaan Soomaalida waxaa ku yar gabdhaha dhallinyaradda ah ee shaqeeya marka la barbar dhigo ragga.

Nadira Cumar Adan waa gabar ku hawlan ganacsiga kuna nool magaalada Jigjiga, waxay maamushaa makhaayad ay leedahay.

Weriyaha BBC Cabdullaahi Sheekh Cabdirsaak ayaa dhawaan Nadira ku waraystay magaalada Jigjiga.