Ayaan Maxamuud oo la guddoonsiiyay abaalmarinta MBE
Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ayaan Maxamuud oo la guddoonsiiyay abaalmarinta MBE

Wasiirka Bariga Dhexe iyo Afrika ee UK, Tobias Ellwood, ayaa abaalmarinta MBE ee boqoraddu bixiso guddoonsiiyay Ayaan Maxamuud.

Xafladda guddoonsiinta oo ka dhacday xafiiska arrimaha dibedda ee Britian ayaa lagu xusay hawsha ay umadda Soomaaliyeed u qabatay Ayaan ee dhinaca fanka iyo dhaqanka oo abaalmarinta lagu siiyay.

Farhan Maxamed Jimcaale oo xafladda gudoonsiinta ka qayb galay ayaa waydiiyay dareenkeeda.

Mowduucyada la xiriira